News and Events

Sawirkii 11- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Maalintii u danbaysay diiwaan galinta ururada siyaasada puntland waxaa xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ka socda, diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qaybgalaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland,Fg:- Magacyada ururada siyaasada ee is diiwaan galiyay waxaan so bandhigi doona markii ay dhamaato hubinta […]

Sawirkii 11- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »

Sawirkii 10- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Waxaa maanta oo ah maalintii u danbaysay diiwaan galinta ururada siyaasada puntland xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ka socda, diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qaybgalaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland, oo Saacado uun ka hartay waqtigii loo qabtay inay kuso dhamaystiraan shuruudaha

Sawirkii 10- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »

Sawirkii 9- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Waxaa maanta oo ah maalintii u danbaysay diiwaan galinta ururada siyaasada puntland xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ka socda, diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qaybgalaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland, oo Saacado uun ka hartay waqtigii loo qabtay inay kuso dhamaystiraan shuruudaha

Sawirkii 9- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »

Sawirkii 8- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Waxaa Wali si habsami leh uga socda xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qaybgalaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland, oo Saacado uun ka hartay waqtigii loo qabtay inay kuso dhamaystiraan shuruudaha iyo formka diiwaan galinta oo ah 15

Sawirkii 8- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »

Sawiradii 7- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Waxaa Wali ka socda xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland diiwaan galinta ururada siyaasadda oo muddo kooban ka hartay waqtigii loo qabtay oo ah 15 March 2020, 05:00 Galabnimo. Fg:- Magacyada ururada siyaasada ee is diiwaan galiyay waxaan so bandhigi doona markii ay dhamaato hubinta buuxinta shuruudaha ururada siyaasada Puntland. #CodkaaguWaaXaqaaga #CodkaaguWaaMustaqbalkaaga TPEC Puntland

Sawiradii 7- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »

Sawiradii 6- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Wali waxaa ka socda xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland diiwaan galinta ururada siyaasadda oo muddo kooban ka hartay waqtigii loo qabtay oo ah 15 March 2020, 05:00 Galabnimo. Fg:- Magacyada ururada siyaasada ee is diiwaan galiyay waxaan so bandhigi doona markii ay dhamaato hubinta buuxinta shuruudaha ururada siyaasada Puntland. #CodkaaguWaaXaqaaga #CodkaaguWaaMustaqbalkaaga TPEC Puntland

Sawiradii 6- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »

Sawirkii 5aad – diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Wali waxaa ka socda xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland diiwaan galinta ururada siyaasada oo soo bilaamatay 15 December 2019 kuna eg 15 march 2020 05:00 galabnimo oo inaga xigto maanta oo qura. Fg:- Magacyada ururada siyaasada ee is diiwaan galiyay waxaan so bandhigi doona markii ay dhamaato hubinta buuxinta shuruudaha ururada siyaasada Puntland.

Sawirkii 5aad – diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »

Sawiradii 4aad – diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Wali waxaa ka socda xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland diiwaan galinta ururada siyaasada oo soo bilaamatay 15 December 2019 kuna eg 15 march 2020 oo inaga xigaan 3 bari oo qura.Waxaa galabta codsiga diiwaan galinta ururada soo gudbiyay qaar kamida siyaasiyiinta Puntland. Fg:- Magacyada ururada siyaasada ee is diiwaan galiyay waxaan so bandhigi

Sawiradii 4aad – diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »