News and Events

Ogaysiis Shaqooyin Ka Banaan Guddiga KMG Ee Doorashooyinka Puntland .

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland waa Guddi dastuuri ah oo oo loo aasaasay hirgalinta hannaanka xisbiyada badan iyo qabashada doorasho qof iyo cod ah oo ka qabsoonta dhammaan deeganada Puntland. Hawlaha Guddiga loo xilsaaray qabashadooda waxaa ka mid ah: • Diiwaangelinta ururada siyaasadda • Diiwaangelinta muwaadiniinta xaqa uleh inay codeeyaan • Maaraynta iyo fulinta […]

Ogaysiis Shaqooyin Ka Banaan Guddiga KMG Ee Doorashooyinka Puntland . Read More »

Is wajiga 2aad ee ururada iyo taxadar khuseeya cudurka caroona virus

Guddigu wuxuu la wadaagay dhammaan Ururada Siyaasadda Puntland warqaddaan hoose, waxaana rajaynaynaa in talooyinka ay tixgaliyaan. Waxaa si joogto ah loo darsi doonaa xaalad walba oo soo kororta, wixii macluumaad ama farriimo ah oo soo kordhana waxaa si joogto ah loola wadaagidoonaa Ururada. #CodkaaguWaaXaqaaga#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga TPEC Puntland Garowe Office

Is wajiga 2aad ee ururada iyo taxadar khuseeya cudurka caroona virus Read More »

Shirkii Todobaadlaha aah ee Guddiga Doorashhoyinka.

Saaka waxaa qabsoomay kulankii asbuuc laha ahaa ee Guddiga, waxaana looga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin: isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadda ee shuruudaha wajiga labaad, dhamaystirka joornaalka 3 bilood laha ah ee Guddiga iyo dardargelinta wacyigelinta bulshada. Dhowaan wuxuu Guddigu ka bilaabidoonaa deeganada Puntland wacyigelin ballaaran oo ku saabsan doorashooyinka iyo dimuqraadiyadda. #CodkaaguWaaXaqaaga#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga

Shirkii Todobaadlaha aah ee Guddiga Doorashhoyinka. Read More »

GUDOOMIYAHA GUDDIGA DOORAASHOOYINKA OO SHIR JARAAID KU QABTAY XARUNTA GUDDIGA.

Gudoomiyaha Gudddiga KMG doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre oo saaka xarunta dhexe ee Guddiga kula hadlay Warbaahinta qaybaheeda kala duwan ayaa shaaciyay liiska iyo magacyada ururadii isdiiwaangaliyay. Waxa uu sheegay gudoomiyuhu Diiwangalinta ururada oo soo bilaamatay 15 Dec 2019 soona xirmatay 15 march 2020 in ay is diiwaan galiyeen 17 urur siyaasadeed. Gudoomiyaha aya sidoo

GUDOOMIYAHA GUDDIGA DOORAASHOOYINKA OO SHIR JARAAID KU QABTAY XARUNTA GUDDIGA. Read More »

Sawirkii 15- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Waxaa wali xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland Maalintii u danbaysay si habsami leh uga socda diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qayb galaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland.Diiwaan galinta oo soo bilaamatay 15 DEC 2020 ayaa saacado uun ka dhimanyihiin waqtiguu xirmi lahaa

Sawirkii 15- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »

Sawirkii 14- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Waxaa wali xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland Maalintii u danbaysay si habsami leh uga socda diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qayb galaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland.Diiwaan galinta oo soo bilaamatay 15 DEC 2020 ayaa saacado uun ka dhimanyihiin waqtiguu xirmi lahaa

Sawirkii 14- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »

Sawirkii 13- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Waxaa wali xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland Maalintii u danbaysay si habsami leh uga socda diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qayb galaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland.Diiwaan galinta oo soo bilaamatay 15 DEC 2020 ayaa saacado uun ka dhimanyihiin waqtiguu xirmi lahaa

Sawirkii 13- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »

Sawirkii 12- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

Waxaa xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka PuntlandMaalintii u danbaysay ka socda diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qayb galaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland.Diiwaan galinta oo soo bilaamatay 15 DEC 2020 ayaa saacado uun ka dhimanyihiin waqtiguu xirmi lahaa oo ah 05:00 Galabnimo. Fg:-

Sawirkii 12- diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »