admin

What You Need to Know About the 2023 Puntland Local Council Elections

Introduction On May 25, 2023, Puntland voters in 30 districts will participate in the first direct election of local councillors in 54 years. The majority of voters will be casting their ballot for the first time since 1969 when Somalia last held a democratic election under the civilian government. The Local Council elections on May […]

What You Need to Know About the 2023 Puntland Local Council Elections Read More »

Xiritaanka Tababarka Doorka haweenka, Dhalinyarada iyo Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ka qaybgalka siyaasa

Garowe, 04-september-2022: Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Guddiga ahna kusimaha Xoghayaha Hon Liban Gegiror ayaa maanta xarunta PDRC ugu soo xiray Ururudda Siyaasadda Puntland tababarka Doorka haweenka, Dhalinyarada iyo Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ka qaybgalka siyaasadda loo dhanyahay ee Doorashooyinka Qof iyo Codka ah.Tababarkan oo socday muddo laba cisho ayaa waxaa iska kaashanayay Guddiga

Xiritaanka Tababarka Doorka haweenka, Dhalinyarada iyo Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ka qaybgalka siyaasa Read More »

Furitaanka tababarka Ururdada Siyaasadda Puntland ee Doorka haweenka, Dhalinyarada iyo Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ka qaybgalka siyaasadda loo dhanyahay

Garowe, 03-september-2022: Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga ahna kusimaha Gudoomiyaha mudane Cali Jaamac Faarax ayaa maanta xarunta PDRC ka furay tababarka Ururdada Siyaasadda Puntland ee Doorka haweenka, Dhalinyarada iyo Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ka qaybgalka siyaasadda loo dhanyahay ee Doorashooyinka Qof iyo Codka ah.Tababarkan oo socondoona muddo laba cisho ah ayaa waxaa iska kaashanaya

Furitaanka tababarka Ururdada Siyaasadda Puntland ee Doorka haweenka, Dhalinyarada iyo Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ka qaybgalka siyaasadda loo dhanyahay Read More »

GOLAHA DEEGAANKA DEGMADA EYL OO LA DHAARIYEY ISNA DOORTAY

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan xubnaha golaha deegaanka degmada Eyl oo ka mid ah Golayaashii Deegaanka ee u horeeyay ee Puntland ku yimaada doorasho qof iyo cod ah oo caawa la dhaarshay iyo Gudoomiyaha iyo Gudoomiye kuxigeenka cusub ee ay doorteen.Waxayna Alle uga baryayaan in uu la garabgalo xilka

GOLAHA DEEGAANKA DEGMADA EYL OO LA DHAARIYEY ISNA DOORTAY Read More »

Kulan u dhexeeyey guddiga iyo Hay’addaha maxalliga ah ee kala shaqeeya hirgalinta nidaamka Axsaabta badan ee Puntland

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan la qaatay Hay’addaha maxalliga ah ee kala shaqeeya hirgalinta nidaamka Axsaabta badan ee Puntland.Kulankan ay soo qabanqaabiyeen waaxda wacyigalinta Guddiga oo uu shir Gudoominayay Guddoomiye KX Guddiga ahna ku simaha Gudoomiyaha mudane Cali Jaamac Faarax ayay ugu wada hadleen dardargelinta wacyigalinta Hanaanka Axsaabta badan iyo sidii loo gaarsiin

Kulan u dhexeeyey guddiga iyo Hay’addaha maxalliga ah ee kala shaqeeya hirgalinta nidaamka Axsaabta badan ee Puntland Read More »

Qalabka Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ee Degmooyinka Puntland

Garoowe, 29/08/2022 Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maanta keenay qalabka diiwaangalinta codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah ee degmooyinka Puntland.Gudoomiyaha oo ay weheliyaan xubnaha sare ee Guddiga ayaa warbaahinta uga warbixiyay qalabka casriga ah ee diiwaangelinta, Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah isu dultaagay nooca qalabka, sugnaanshihiisa xogta, Tayadiisa iyo awoodiisa. Guddiga ayaa udiyaar

Qalabka Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ee Degmooyinka Puntland Read More »

Booqashada Madaxwaynayaasha E Xafiiska TPEC

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Somalia mudane Hassan Sheikh Mohamud iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Muadane H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta kormeer iyo indho indheen ku yimi xarunta dhexe ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland.Madaxweynayaasha waxaa xarunta kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Guddiga mudane Abdirisak Ahmed Said iyo Xubnaha sare ee Guddiga waxa ayna warbixin ka siiyeen halka ay marinayaan

Booqashada Madaxwaynayaasha E Xafiiska TPEC Read More »

Kulanka Billaha ah ee Guddiga iyo Ururada Siyaasadda

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulankoodii Billaha ahaa la yeeshay Ururadda Siyaasadda Puntland.Kulankan oo uu shir gudomiyey Gudoomiyaha Guddiga mudane Abdirisak Ahmed Said ayaa xubnaha sare ee Guddiga iyo wakiiladda Ururadda siyaasada Puntland uga wada hadleen dhowr qodob oo ay ka mid ahaayeen, warbixin guud oo xubnaha sare ee Guddigu ay kasiiyeen Ururadda shaqooyinka

Kulanka Billaha ah ee Guddiga iyo Ururada Siyaasadda Read More »

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa hor tagay Golaha Wakiillada DPL.

Garowe: July 13 2022: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta hor tagay fadhiga 19-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Gudoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC Mudane Abdirisak Ahmed Said ayaa maanta Baarlamaanka Puntland uga warbixiyay shaqada ay u xil saaran yihiin ee Dastuuriga ah, Qorshaha Guddiga iyo caqabadaha jira, Sidoo kale Gudoomiyuhu waxa

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa hor tagay Golaha Wakiillada DPL. Read More »

MUDEYNTA FARIISINTA GOLEYAASHA DEEGAANKA EE DEGMOOYINKA QARDHO, EYL IYO UFEYN

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxay ogaysiinayaan Ururada Siyaasadda Puntland, Goleyaasha Deegaanka cusub iyo Dadwaynaha ku nool Degmooyinka #Qardho, #Eyl iyo #Ufayn ee Doorashada horudhaca ah ka dhacday 25kii October 2021, in Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fadraalka iyo Dimuqraadiyaynta Puntland u asteysay fariisinta Goleyaasha Deegaanka iyo qabashada doorashada Guddoomiyaasha Degmooyinka, 27 January 2022, saacaddu markay tahay 8:00am

MUDEYNTA FARIISINTA GOLEYAASHA DEEGAANKA EE DEGMOOYINKA QARDHO, EYL IYO UFEYN Read More »