August 2022

Kulan u dhexeeyey guddiga iyo Hay’addaha maxalliga ah ee kala shaqeeya hirgalinta nidaamka Axsaabta badan ee Puntland

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan la qaatay Hay’addaha maxalliga ah ee kala shaqeeya hirgalinta nidaamka Axsaabta badan ee Puntland.Kulankan ay soo qabanqaabiyeen waaxda wacyigalinta Guddiga oo uu shir Gudoominayay Guddoomiye KX Guddiga ahna ku simaha Gudoomiyaha mudane Cali Jaamac Faarax ayay ugu wada hadleen dardargelinta wacyigalinta Hanaanka Axsaabta badan iyo sidii loo gaarsiin […]

Kulan u dhexeeyey guddiga iyo Hay’addaha maxalliga ah ee kala shaqeeya hirgalinta nidaamka Axsaabta badan ee Puntland Read More »

Qalabka Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ee Degmooyinka Puntland

Garoowe, 29/08/2022 Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maanta keenay qalabka diiwaangalinta codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah ee degmooyinka Puntland.Gudoomiyaha oo ay weheliyaan xubnaha sare ee Guddiga ayaa warbaahinta uga warbixiyay qalabka casriga ah ee diiwaangelinta, Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah isu dultaagay nooca qalabka, sugnaanshihiisa xogta, Tayadiisa iyo awoodiisa. Guddiga ayaa udiyaar

Qalabka Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ee Degmooyinka Puntland Read More »

Booqashada Madaxwaynayaasha E Xafiiska TPEC

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Somalia mudane Hassan Sheikh Mohamud iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Muadane H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta kormeer iyo indho indheen ku yimi xarunta dhexe ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland.Madaxweynayaasha waxaa xarunta kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Guddiga mudane Abdirisak Ahmed Said iyo Xubnaha sare ee Guddiga waxa ayna warbixin ka siiyeen halka ay marinayaan

Booqashada Madaxwaynayaasha E Xafiiska TPEC Read More »

Kulanka Billaha ah ee Guddiga iyo Ururada Siyaasadda

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulankoodii Billaha ahaa la yeeshay Ururadda Siyaasadda Puntland.Kulankan oo uu shir gudomiyey Gudoomiyaha Guddiga mudane Abdirisak Ahmed Said ayaa xubnaha sare ee Guddiga iyo wakiiladda Ururadda siyaasada Puntland uga wada hadleen dhowr qodob oo ay ka mid ahaayeen, warbixin guud oo xubnaha sare ee Guddigu ay kasiiyeen Ururadda shaqooyinka

Kulanka Billaha ah ee Guddiga iyo Ururada Siyaasadda Read More »