Waxqabadka 6-bilood (Bisha 1aad illaa bishii 6aad ee 2020) ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland:
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa soo saaray joornaal soo koobaya waxqabadkii 6da bilood ee sannadka 2020, isagoo ku qoran Soomaali iyo English. Si aad uga bogatid fadlan riix Linkigan.

