News and Events
Foomka Diiwaangalinta Ururada/Xisbiyada
Fadlan Halkan kala Deg
Foomka Diiwaangalinta Ururada/Xisbiyada Read More »
Madaxwaynaha Puntland oo daah-furay qorshe howleedka Guddiga Doorashooyinka DPL
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa caawa daah-furay qorshe howleedka Guddigu ay ku shaqayn doonaan, waxaana xafladda shaacinta qorshahaas oo ka dhacday hotelka Martisoor kasoo qaybgalay Madaxweynaha Dowladda Puntland, ku-xigeenkiisa, Guddoomiyaha Barlamaanka, xubno kasocday golayaasha dowladda, Guddiyadii hore ee TPEC 1 iyo TPEC 2 iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Guddiga ayaa
Madaxwaynaha Puntland oo daah-furay qorshe howleedka Guddiga Doorashooyinka DPL Read More »
