News and Events

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Bulshada Degmada Buurtinle.

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa maanta oo khamiis ah 30ka Janaayo 2020 wuxuu ka bilaabay degmada Buurtinle safar shaqo uu ku marayo gobolada Puntland si dadweynaha loo gaarsiiyo qorshaha hirgalinta hannaanka xisbiyada badan ee Puntland, iyo latashiyo ku aaddan arrimahaas. Ugu horrayn waxaa Guddigu xarunta degmada kula shiray maamulka,golaha degaanka iyo qaybaha bulshada

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Bulshada Degmada Buurtinle. Read More »

Guddiga Doorashooyinka oo la kulmayGolaha Wasiirada Puntland.

Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa xaruntiisa dhexe wuxuu kula shiray xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland oo matalaya wasaaradaha ay shaqada dhow kawada dhaxayso TPEC. Kulanka oo noqonaya mid balle ah waxaa maanta looga wada hadlay diyaarinta xeerka codbixiyaha, dhamaystirka astaynta xuduudaha degmooyinka iyo dardargelinta wacyigelinta dadwaynaha. TPEC Puntland Garowe Office

Guddiga Doorashooyinka oo la kulmayGolaha Wasiirada Puntland. Read More »

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Bulshada Rayidka ah

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland TPEC ayaa maanta xarunta dhexe ee magaalada Garowe kulan kula qaatay xubno ka socday bulshada rayidka ah, xarumaha aqoonta; sida laamaha cilmibaarista, jaamacadaha, ururada haweenka, dhallinyarada iyo warbaahihta. Kulanka oo ahaa isxog-wareysi iyo in Guddiga iyo Bulshada Rayidka ah bishiiba mar ay shir noocaan oo kale ah. Waxaa shirka

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Bulshada Rayidka ah Read More »

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa manta kulan kula qaatay xarunta dhexe ee Guddiga madaxa UNSOM xafiiskeeda Puntland Mr. Guy Griffin.

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa manta kulan kula qaatay xarunta dhexe ee Guddiga madaxa UNSOM xafiiskeeda Puntland Mr. Guy Griffin. Kulanka waxaa looga wada hadlay sidii looga wada shaqayn lahaa Horumarinta Dimoqraadiyada Puntland iyo kaalinta Qaramada Midoobay ay ka qaadan lahayd. #TPECmedia

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa manta kulan kula qaatay xarunta dhexe ee Guddiga madaxa UNSOM xafiiskeeda Puntland Mr. Guy Griffin. Read More »

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa kulan kula qaatay xarunta dhexe ee Guddiga madax ka socda Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha ee Puntland.

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa manta kulan kula qaatay xarunta dhexe ee Guddiga madax ka socda Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha ee Puntland. Kulanku wuxuu ku saabsanaa sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen dhowrista xuquuqda aadanaha gaar ahaan sidii ay dadka reer Puntland loo gaarsiin lahaa wacyigelin ballaaran oo ku saabsan hannaanka xisbiyada badan iyo sidii

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa kulan kula qaatay xarunta dhexe ee Guddiga madax ka socda Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha ee Puntland. Read More »