News and Events

liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Sadexda Degmo Eyl, Ufayn iyo Qardho

Fadlan halkan halka hoose kala deg https://pec.pl.so/wp-content/uploads/2021/09/01.-Wadarta-Musharixiinta.pdf https://pec.pl.so/wp-content/uploads/2021/10/03.-Musharixiinta-Eyl-1.pdf https://pec.pl.so/wp-content/uploads/2021/09/04.-Musharixiinta-Qardho.pdf https://pec.pl.so/wp-content/uploads/2021/09/02.-Musharixiinta-Ufey-1.pdf

liiska Musharixiinta Golaha Deegaanka Sadexda Degmo Eyl, Ufayn iyo Qardho Read More »

Waxa kulan kuyeeshay xarunta PDRC Guddiga Doorashooyinka Puntland iyo ururrada siyaasadda.

Waxaa maanta 14 June 2020 kulan ku yeeshay xarunta PDRC Guddiga Doorashooyinka Puntland iyo ururrada siyaasadda. Shirka waxaa looga hadlay dhammaystirka shuruudaha wajiga labaad ee diiwaangalinta ururrada Siyaasadda iyo sida looga taxadari lahaa halista cudurka Corona. Guddiga Doorashada ayaa ururrada la wadaagay sida ay muhiimka u tahay in shuruudaha lagu soo dhammaystiro waqtigii horey loogu

Waxa kulan kuyeeshay xarunta PDRC Guddiga Doorashooyinka Puntland iyo ururrada siyaasadda. Read More »

kulankii Guddiga KMG doorashooyinka Puntland iyo Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Shuruucda, Caddaaladda iyo Dimuqraadiyadda.

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa saaka kulan la yeeshay Guddi Hoosaadka Baarlamaanka Puntland u qaabilsan Shuruucda, Caddaaladda iyo Dimuqraadiyadda. Labada dhinac waxay ka wada wada hadleen arrimaha la xiriira hirgalinta hannaanka xisbiyada badan iyo qabashada doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda Puntland. Waxay si gooni ah uga wada hadleen dhammaystirka xeerarka, dhismaha Maxkamadda

kulankii Guddiga KMG doorashooyinka Puntland iyo Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Shuruucda, Caddaaladda iyo Dimuqraadiyadda. Read More »

Soo Dhammaystirid Shuruudaha Isdiiwaangelinta Wajiga 2aad.

Tix: GDP/042/20                                                                                Taariikh26/05/2020 Ku: Dhammaan Ururda Siyaasadda PL. Ujeedo: Soo Dhammaystirid Shuruudaha Isdiiwaangelinta Wajiga 2aad Aniga 00 tixraacaya qoraalkii hore ee Ururada aan la wadaagnay 09/04/2020 summadiisuna ahayd GDP/032/20 kuna saabsanaa hakinta shirarka ay Ururadu iskugu keenayaan qaybaha bulshada si 100 ilaaliyo badqabka dadka loona yareeyo faafitaanka caaquba CoVID19, Guddigu wuxuu qiimayn joogto ah ku waday

Soo Dhammaystirid Shuruudaha Isdiiwaangelinta Wajiga 2aad. Read More »

Dhaarin iyo xilwareejinta xoghaya guud ee TPEC.

Sida ku cad qodobka 13aad farqada 1 ee Sharciga Guddiga Doorashooyinka Puntland ee qeexaysa dhaarinta Xoghaya Guud ee Guddiga, waxaa saaka Garsoore ka socda Maxakamadda Sare Mudane Maxamuud Aadan Cabdulle uu dhaariyay Xoghaya cusub ee Guddiga Marwo Ubax Cabdullaahi Abshir oo Guddigu u magacaabay jagadaan 14 kii April 2020. Dhaarinta ka dib, kusimihii Xoghayaha Mudane

Dhaarin iyo xilwareejinta xoghaya guud ee TPEC. Read More »