Kulan Guddigu uu yeeshay maanta oo ay taariikhdu tahay 14/04/2020 waxaa Xoghayaha Guud ee Guddiga loo magacaabay Ubax Cabdullaahi Abshir.
Wixii faahfaahin ah ka akhri warsaxaafadeedka hoose.

#CodkaaguWaaXaqaaga
#CodkaaguWaaMustaqbalkaaga.
TPEC Puntland.
Garowe Office.

