Maalintii u danbaysay diiwaan galinta ururada siyaasada puntland waxaa xarunta dhexe ee Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ka socda, diiwaan galinta ururada siyaasadda ee doonaya inay ka qaybgalaan tartanka doorasho qof iyo cod ah, oo ka qabsoonta dowladaha hoose ee Puntland,
Fg:- Magacyada ururada siyaasada ee is diiwaan galiyay waxaan so bandhigi doona markii ay dhamaato hubinta buuxinta shuruudaha ururada siyaasada Puntland.

TPEC Puntland
Garowe Office

