Sawiradii 1aad – diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland.

• Waxa si habsami leh uga socda xarunta dhexe ee Guddiga doorashooyinka Puntland diiwaan galinta ururada siyaasada Puntland oo soo bilaamatay 15 December 2019 kuna eg 15 march 2020 oo inaga xigto 3 bari oo qura. #CodkaaguWaaXaqaaga #CodkaaguWaaMustaqbalkaaga TPEC Puntland Garowe Office

Sawiradii 1aad – diiwaangalinta urarada siyaasada Puntland. Read More »